Jubbaland oo ka farxisay boqolaal qaxooti ka soo laabtay xerada Dhadhaab (Sawirro)

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa 250 guri oo cusub ku wareejiyey dad ka soo laabtey Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Guryahan ayaa loogu talagalay inay hoy u noqdaan dadka dib uga soo laabtay Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee soo gaaray magaalada Kismaayo, waxaana hirgeliyey Wasaarada arrimaha gudaha Jubbaland. Madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Max’uud … Continue reading Jubbaland oo ka farxisay boqolaal qaxooti ka soo laabtay xerada Dhadhaab (Sawirro)